Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Marwo Azizah Wan Ismail (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qasriga uu ka dagganyahay magaalada Makkah waxa uu wada hadallo kula yeeshay R/Wasaare Ku Xigeenka Malaysia Marwo Wan Azizah Wan Ismaaciil. Mudane Maxamed Abdullaahi Farmaajo iyo Marwo Wan Azizah Wan Ismaaciil ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta iyo waxbarashada farsamada gacanta. Madaxweynaha … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Marwo Azizah Wan Ismail (Daawo Sawirro)